Dawlada
Somalia ka dhaltay ma u sharciyeeyn doontaa dhulka ay haystaan
bah isbaaro iyo bah tigniko!! Hadii ay dawladu cadaalad
noqoto oo ay u soo celiso dhulkii barakeysnaa bah garas,
dadyoogii kale bah tigniko iyo bah isbaaro maxay samayn
donaan ! ma dawlada ayeey carqaladayn donaan mise saxarihii ayeey
ku noqon donaan Murti somaliyeed ayaa oroneysa(xujo ma falantee
xaajaa falanta
!)
Guji
Ma
og tahahay in gaadsanku uu dego wadamo ama qaarado badan sida
Somalia Ethiopia iyo Kenya mise is xisaabisay awooda
quwadeed eed ku dhaxleedahay 3 wadan ama dawladood ma ahan
awooda aan ku sheegay inay tahay mid ciidan ama mid tiro
badnaane waxaan ula jeeda intee in le’eg ayaad wax ula qeybsataa
siyaasada iyo kuraasta dawlada
Guji
muxuu
ahaa magaca gaadsan, magacani maanta nalooyaqaan wuxuu ahaa
waayadii hore Geedsan,taas oo naloogu baxshey dhaqankii iyo
caadooyinkii fiicnaa eey beeshaasu waagaas lahayd ayaa ay
magacaasi ku muteysatey oolayiri kuwa kanu waa geedsan oo
wanaagooda waxkale loogumaba yeerikaro.kadib markey mudo ka soo
wareegatey ayaa beeshii reer gaadsan ee geedsanta looyiqiin
waagaas ayaa waxay isku afgarteen inay labaxaan magacan maantajira
eelayiraahdo gaadsan.
Guji
Ciraaq:-
Wararka ka imaanaya dalka Ciraaq ayaa sheegaya in magaalada
Samaraa ee Suniga uu maalintii afraad ka socdo
Duqayn xaga cirka ah aydoo halkaas wararka ka imaanaya ay s´heegayaan
in Ciidamada Maraykanka aysan awx iska caabin
kala kulmin halkaas ,halka dadka degaanka ay ku waramayaan inay
aysan arag wax ciidamo ah oo hubaysan oo jooga Degaan kooda.Bal
nala daawo sawirada qaarkood ay ciidamada Maraykanka iyo
Ciraaqiyiintu faafiyeen iyo sawira Mudaharaadyada aduunka ee ku
aadan
Guji
Xaflad
ka dhacday xalay Bariga
inkiriiska
ee Magaalada
London
ayaa Ururka Isku Xirka dhalinyarada ee
jarati waxa uu ku doortay Gudoomiye Cusub.
|